Kooxo hubeysan oo ka dhex dagaalamaya hotelka SYL iyo Rasaas weli ka socota

Waxaa soo baxaya faahfaahino ka soo baxaya rasaas culus oo goor dhow ka bilaabatay hotelka SYL oo ku yaalla agagaarka xarunta madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada Muqdisho. Warar aanu ka heleyno ilo kala duwan ayaa sheegaya in rasaasta ay bilaabatay markii rag hubeysan oo loo badinayo iney ka tirsan yihiin Al-shabaab ay weerar ku qaadeen … Continue reading Kooxo hubeysan oo ka dhex dagaalamaya hotelka SYL iyo Rasaas weli ka socota